Qeexid

"Far ama af qaddiim ah oo Roomaaniyiintii hore ku dhaqmi jireen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laatiin oo kali ah:
  • Dhawaaqa uun lama waafajin afafka reer yurub ee sidoo kale mar haddii far laatiinka la qaatay waxaa muuqata in lagu mashquulay sidii teebka far laatiinka ah loo waafajin lahaa ka soomaaliga.
  • Ragoonath, ma ahayn garsooraha keliya ee ka socda qaarada Laatiin Ameerika ee baal-maray sharciga garsoorka.