Qeexid

(-nno, m.dh) Qof maansada tiriya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laashin oo kali ah:
  • Axmed Laashin oo ka mid ah saraakiisha Xisbul Islam ayaa u xaqiijiyay saxaafada in degmada inteeda badan ay iyagu gacanta ku hayaan, isagoo xusay inay dhankooda gareen khasaarooyin dhimasho iyo kuwo dhaawac.