Qeexid

"ld laysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laasad oo kali ah:
  • Weli, Kamaruun waxay ciyaarta khamiista berito uga dhigan tahay mid muhiim ah, waxaanay kooxdu shalay salaasadii tababarkoodu ku qaadanayeen “Waxaanu u baahanahay degenaasho,” ayuu yidhi Schaefer.
  • Hadaba, Wareega Koowaad ee Ololaha Talaalka cudurka Dabayshu wuxuu ka socon doonaa dhamaan gobolada, degmooyinka iyo deegaanada Somaliland 25ka, 26ka, iyo 27ka bishan (maalmaha Salaasada, Arbacada, iyo Khamiista todobaadkan).