Qeexid

"Wax isku qasan."

Qeexid Xigta

Cod dad oo meel dheer laga maqlo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laaq oo kali ah:
  • Waxaan garaadsaday iyada oo colaaddii aan la dhashay weli geyiga ka hullaaqan tahay.
  • Wuxuu ku saabsan yahay calaaqaad ka dhexeeya xuquuqda uurkujir iyo xuquuqda dumarka.