Qeexid

"L. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laandheer oo kali ah:
  • Arrinta quursigu – laandheere iyo laangaab, gun iyo gob, sab iyo aji, bilis iyo addoon, gabooye iyo gabar – waxay la xiriirtaa dhaqan soo jirey qarniyaal badan oo ay qabyaaladdu sal iyo sabab u tahay.
  • Dalka Indiya oo ah dalka labaad ee dunida ugu laandheeraysan, waxay labaatan sano xidhiidh xaga jeebka ah la lahayd dawladda Israa’iil.