Qeexid

"eeg laamee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laamayn oo kali ah:
  • Markii ereyada maca-salaamaynta la is dhaafsaday ayaa MSB oo cabbaaradaba u jeeday inaan meesha taagnaa, ayaa igu soo tuuray: “Siciid Jaamac, adigu ma Yamantaadii ayaad iskaga hartay?
  • Najiib oo sii dhadhansaday midhihii jacaylka Luul ee sida sibiqda ah ku galay, waxay naftiisu jeceshahay inaanay Luul kaba tegin markay kulmaan, Luul qudheedu ma aha qofka iyadu dalabta ismacasalaamaynta iyo xilliga uu sii dhoweynayo Najiib.