Qeexid

"(c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laama oo kali ah:
  • Agaasimaha BBC-da Mark Thompson, Agaasime kuxigeenka Mark Byford iyo madax kale iyo shaqaale badan oo BBC laamaheeda kala duwan ka shaqeeya, ayaa ka soo qeybgalay munaasabaddaasi loogu baroor diiqayay labada weriye.
  • MINNESOTA: Mu’tamarkii Minneapolis oo bilaamaya maanta.