Qeexid

Cid dani ku xirantahay laaluush siisasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laaluusho oo kali ah:
  • Malaha qasdigaygu wuxuu ahaa bal in aan helo wax uun raashin ah oo aan caloosha mudaaharaadaysa iskaga laaluusho.
  • "Waxaan la isku dayay in maalin la igu laaluusho koob shaah, intii shaaha la ii shubay aan cabayay ayaa waxaa hoosta la isaga soo geliyay warqad la i leeyahay saxiix, waan diiday waxaana ogaaday in shaahu ahaa laaluush" ayuu yiri Sh.