Qeexid

"ld laalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laalis oo kali ah:
  • C/qaasim Salaad wuxuu sheegay in Madaxda DFKMG ah looga baahan yahay inay xoogga saaraan sidii aysan Ciidamada Dowladdu u dhici lahayn hantida Shacabka, isagoo sheegay in looga baahan yahay dowladdu inay ilaaliso hantida shacabka.
  • Sidoo kale, dowlada ayuu kula taliyay inay tababarato ciidamadeeda, si ay ula wareegaan amaanka goobaha muhimka ah sida Garoonka diyaaradaha, Madaxtooyada iyo Dekeda Muqdisho oo ay haatan ilaaliso AMISOM.