Qeexid

"(-iyo/-i'in, m.dh) Qof waddankiisii ka cararay oo waddan kale jooga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laaji oo kali ah:
  • . gabadha muwaadin ah ee uu qabo nin lumiyay muwaadinnimada Somaliland ee qaatay jinsiyad kale, way luminaysaa muwaadinnimadeedii haddii aanu ninku laaji noqon.
  • Waxay wararku sheegeen in go’aanka ay dawladda Jabuuti dalkeeda kaga saarayso dadka laajiyiinta ah uu ka dambeeyey cadaadis kaga yimi xukuumadda Maraykanka oo ka baqe qabta in ciidamadeeda Jabuuti fadhiya lagu qaado weeraro argagixiso.