Qeexid
(-go ..., m.l) (juqr.) Laan ama farac ku darmaya mid kale oo ka weyn oo webi.
(-go ..., m.l) (juqr.) Laan ama farac ku darmaya mid kale oo ka weyn oo webi.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Fac; asaag; mataan.
Qeexid Xigta: (m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan.
Qeexid Xigta: (bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-go, m.l) (juqr.) Laag webi ama durdur oo ku biirisa biyaheeda webi weyn, isagoo kaga biyo daraya labada dhinac ama bar marinkiisa ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg laag2
f.g2
Labdhedig: -laayay, -laysay
Qeexid: ld lay.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) (juqr.) Farac ka baxa oo ka taga webiga intiisa mudan oo aan mar dambe ku soo noqon oo biyaha uu sido ku dara badda ama haro. Waxaa lagu isticmaalaa keliyada badan ee webiga afkiisa ee loo yaqaan delta ama marawaxad suubaaneed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]