Qeexid

"Fac; asaag; mataan."

Qeexid Xigta

(m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laag oo kali ah:
  • Warka ay dawladda Yugandha dagaalkaa ka soo saartay waxa uu intaa ku daray inay ciidamadeedu weli baacsanayaan firxadkii ka hadhay Falaagada weerarka soo qaaday.
  • Taariikhda waa in laga faa'iidaa oo laga leexdaa waxii jab iyo halaag kuu horseeday.