Qeexid

"eeg laafyoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laafyood oo kali ah:
  • Taas oo jirta hadda na allifaaddu waa muush, hebel wali ba maanta wuxuu ku laafyoodaa gabay wax la yidhi oo miridhka iyo daxalka saaran aad is odhanayso maalin jirimaayo.
  • Buug curisyo qurxoon lagu ururshay oo uu Shufbeel u bixiyay ayuu golaha la dhex laafyooday.