Qeexid

"Iyadoo la iswaydaarinayo gacmaha marka la soconayo horay iyo gadaal u ridid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laafyoo oo kali ah:
  • Guxushaa cirrooboo caqliga, gaban la boodaaya Iyo doob garraar soo xirtoo, gacan ka laafyooni Bal geddaasna anigaa arkee, sheeg haddaad garato?
  • Waxay ahayd goob u fiican laba isku cusub oo hadduun laafyoonaya oo kala qoqobnaa.