Qeexid

"(-dad, m.l) Lugta oo horay wax loogu dhufto; haraati."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laad oo kali ah:
  • Waxagarad kasoo jeeda beelaha dagaalladu dhexmarayan ayaa waxay warbaahinta u sheegeen inay wadaan dadaalo ay ku hakinayaan colaada sii daba-dheeraanaysa, balse ma jirto weli mas'uul u dhaqaaqay tuulooyinka ay colaadu ka jirto.
  • “Annagu warkaa ma hayno,” ayuu raaciyay, waxana uu sheegay in aanu jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya Salaadiinta iyo dawladda.