Qeexid
ld laacdan1.
ld laacdan1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -amay, -antay
Qeexid: ld laacdan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laactan1
Qeexid: Eeg laactan2
m.f.dh
Qeexid: ld laacdamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Geel da' yar bardoodamid.
Qeexid Xigta: Dad fara ka ciyaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar.
Qeexid Xigta: Fara ka ciyaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Muuqaalka guud ee geedaha cagaaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: (f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Naq baxay muuqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Faraca ka soo baxa jirridda geedka.
Qeexid Xigta: Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.
Qeexid Kale: Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xubinta taranka ee haweenka.
Qeexid Xigta: Geed lugtool ah.
Qeexid Kale: Geed bixiya miro laysku daaweeyo. 4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laactamid
m.l
Qeexid: (-cayaal, m.l/dh) (xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sigo) hase yeeshe aan weligii taaban. Tusaale ahaan, labosaabka waxa uu leeyahay laba laace. Marka xoodka isle'egtiisu tahay 1 garaaf ahaan loogu muujiyo laba addimaale kulannada kaartis waxa ay laaceyaashiisu noqonayaan x = 0 iyo y = 0 (eeg: labosaab).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax meel sare la saaray ahaansho.
Qeexid Xigta: Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho.
Qeexid Kale: Sharci wax la baaba'shey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax meel kore saaran noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax aan kala baxsanayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan weli la samayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Wax aan fidsanayn noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo/-biin, m.dh) Qof ciyaar aad u yaqaan; xariif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg laac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -laayay, -laysay
Qeexid: ld lay.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: (-nno, m.dh) L. ah: nafley, nafleyda kale si naxariisdarro ah u waxyeeleysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]