Qeexid

"(-byo/-biin, m.dh) Qof ciyaar aad u yaqaan; xariif."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laacib oo kali ah:
  • Kooxda uu haatan ka tirsan yahay ee Aston Villa ayaa la sheegay in heshiiska uu kula joogo ay ka harsan tahay 12 billood oo qura tan ayaana la sheegayaa in ay laacibkan fursad u tahay in uu si fudud ugu biiro kooxda uu go’aansado in uu ku biiro.
  • United nasiib-darradii ugu weynayd, kadib markii uu laacibka Ashley Cole ku guul-darraystay rigoore uu laaday.