Qeexid

"(-cayaal, m.l/dh) (xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sigo) hase yeeshe aan weligii taaban. Tusaale ahaan, labosaabka waxa uu leeyahay laba laace. Marka xoodka isle'egtiisu tahay 1 garaaf ahaan loogu muujiyo laba addimaale kulannada kaartis waxa ay laaceyaashiisu noqonayaan x = 0 iyo y = 0 (eeg: labosaab)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laace oo kali ah:
  • Si lama filaan ah ayaa looga warhelay inay xoogagii SNM ka hilaaceen oo qaybsadeen Burco xarumihii iyo talisyadii saldhiga u ahaa maamulkii ka amar-qaadanayay Muqdishona ay cagta mariyeen, iyaga oo ka dhigay wax la laayay iyo wax la qab-qabtay.
  • Guud ahaan xaalada caafimaad ee dalka waa mid degan waxaana si dhameystiran loo xakameeyey cuduraddii dilaacey 3 bilood ee la soo dhaafey.