Qeexid
Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar.
Qeexid Xigta
Fara ka ciyaar.
Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar.
Fara ka ciyaar.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: Geel da' yar bardoodamid.
Qeexid Xigta: Dad fara ka ciyaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg laacdan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -amay, -antay
Qeexid: ld laacdan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld laacdan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Faraca ka soo baxa jirridda geedka.
Qeexid Xigta: Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.
Qeexid Kale: Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Muuqaalka guud ee geedaha cagaaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: (f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Naq baxay muuqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xubinta taranka ee haweenka.
Qeexid Xigta: Geed lugtool ah.
Qeexid Kale: Geed bixiya miro laysku daaweeyo. 4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax caafimaad qaba ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax barwaaqaysan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cayaal, m.l/dh) (xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sigo) hase yeeshe aan weligii taaban. Tusaale ahaan, labosaabka waxa uu leeyahay laba laace. Marka xoodka isle'egtiisu tahay 1 garaaf ahaan loogu muujiyo laba addimaale kulannada kaartis waxa ay laaceyaashiisu noqonayaan x = 0 iyo y = 0 (eeg: labosaab).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laactan2
Qeexid: Eeg laactan1
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Wax aan fidsanayn noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax meel kore saaran noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax meel sare la saaray ahaansho.
Qeexid Xigta: Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho.
Qeexid Kale: Sharci wax la baaba'shey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (macaadin, m.dh) (kiim.) Walax dabiici ah, oo noole aan ahayn ama aan ka imaan, oo leh isku dhis kiimikaad, isla markaasna leh astaamo fisikeed iyo kiimikeed oo cad. Halkaa waxaa ah ilaa 2000 macdanood oo la maranayo, oo leh qaabab wiriqeed oo kala duwan, laakiin macaadinta bah wadaagta ah kala duwanaashahoodu waa yaryahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg laac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-byo/-biin, m.dh) Qof ciyaar aad u yaqaan; xariif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhammaan khayraadka dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa.
Qeexid Xigta: Walax bir ama birwalb ah oo dhulka gudihiisa laga helo sida dahabka, maarta, batroolka.
Qeexid Kale: Maaddada alumminyam.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax aan kala baxsanayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan weli la samayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]