Qeexid

"Muuqaalka guud ee geedaha cagaaran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laac oo kali ah:
  • Zeyd ayaa isna yidhi: "ii soo laac gacantaada".
  • Xiligan aynu ku talo galay in aynu ka talaabsano hab beeleedkii ayey xurgufta siyaasadeed keentay wer wer iyo walaac aynu ka qabno in ay lunto wixii aynu ku soo tabacnay tobanka sanadood.