Qeexid
ld laabjeex.
ld laabjeex.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: Eeg laabqarrar
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld tarrar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tarrar1; tarrarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
Qeexid Xigta: Qalbi; niyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Qeexid Xigta: Meel leexsan; luuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Qorshe habaysan oo ku saabsan waxbarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Qoray iwm oo aan si fiican u engegin ee lidda ka qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) ld laabis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg laab4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld laabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld laabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Wax aan fidsanayn noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax fidsanaa duudduubid.
Qeexid Xigta: Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laabla'aansho m.l/dh ld laabla'aan.
m.l
Qeexid: Xeelad dan lagu fushanayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: laabla'aan m.f.dh eeg laabla'.