Qeexid

"Fal fiirsi la'aan iyo caadifadi hoggaamiso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laablakac oo kali ah:
  • Intaas ka dib: Kitaabkan “In loo laablakaco Mad-hab waa Bidco” ulajeedadaydu waxay tahay in aan ugu dhawaado Eebbe, anigoo u turjumayo soomaalida jecel iney bartaan Diintooda.
  • Run ahaantii doonista iyo qaadashada dawladnimadu waxay ka dhasheen laablakac iyo ku dayasho cid kale, ee ma ahayn wacyi iyo garasho dadka soomaalida dabiici ugu jirey.