Qeexid

"laabla' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof aan xusuus lahayn ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laabla oo kali ah:
  • Dagaallada u dhexeeyay ciidamada DFKMG ah ayaa waxay kusoo laablaabteen degmooyinka ay dowladdu ka taliso, iyadoo maamulka Gobolka Banaadir iyo saraakiisha ciidamada dowladdu ay dhowr jeer ka digeen dagaallada u dhexeeya ciidamada.
  • Dhibaatooyinka maanta jira oo dhan oo ay la laablakacsan yihiin qaar ka mid ah dhalinyarada, oo ay leeyihiin maxaa la sameeyaa?