Qeexid

"(-syo, m.dh) ld laabis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laabis oo kali ah:
  • Tan iyo markii ay Kenya ciidamadeeda kasoo talaabisay soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya waxaa soo baxayay eedeymo ku saabsan inay Kenya ku xadgudubtay xorriyadda Soomaaliya, iyadoo loogu baaqay inay ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya.
  • Dowladda Kenya ayaa waxay kumannaan askarteeda ka tirsan kasoo talaabisay soohdinta ay lawadaagto Soomaaliya bishii Oktoobar ee sannadkan, iyadoo sheegtay inay la dagaalamayso Al-shabaab.