Qeexid

"Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laabato oo kali ah:
  • Safarkaas sheekha ayaa sabab u noqotay in dawladdaYaman kala laabato magan-galyadii siyaasadeed ee uu Maraykanku awal uga qalqaaliyayYamanta.
  • Ma jirto faah faahin la xiriirta in madaxda dowladda ogolaadeen qorshahaas, waxaase warar soo baxaya sheegayaan in qorshahaas loo bandhigi doono ganacsatada gobolka banaadir oo la doonayo in iyaga iyo ciidamada booliska ka dhex bilaabato wada shaqeyn.