Qeexid

"la' f.g4 (-'aa, -'ayd) Wax, wax ka maqanyihiin ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga la oo kali ah:
  • Degmada Diinsoor waa degmada keli ah oo dagaalka sokeeye uusan weli saamaynin magaaladana maalinba maalinta kadanbeyso waysii weeynaaneeysaa amaankeeda dartiisa.
  • Aadan Waqaf waxa uu sheegay in aanu u soo shaqo tegin dowladda hoose ee uu u yimi inuu u shaqeeyo Burco.