Qeexid

"(-gayaal, m.l/dh) Qof jago uga hooseeya cid kale. ld kuxigeen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuxige oo kali ah:
  • Guddoomiyaha cusub ee maanta la doortay ayaa horay ugu mid ahaa Dowladdii Cadde Muuse, isagoo xilka Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda ka soo qabtay.
  • Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer miyiga puntland Cali Yuusuf Cali ayaa ardayda gudoonsiiyey shahaadooyinkii koorsooyinka ay soo barteen xiliga lixda bilood ah.