Qeexid

"eeg koo 2 (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

naxwe,

aan cayinnayn / indefinite

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuwoo oo kali ah:
  • Ardaydaan ka qalin jebisay Machadka Brothers ayaa ah Dufcadii 15-aad ee ka Qalin jebiya Macahadka Brothers oo kamid ah Macaahida Magaalada Muqdisho kuwooda loogu jecelyahay,islamarkaana Waalidiintu ay jecelyihiin in ay Ubadkooda geeyaan.
  • Dagaalka Saaka ayaa waxa ay uu Argagax xoogan geliyay Dadka Magaalada Muqdisho,gaar ahaan kuwoodii Awoodi waayay in ay Caruurtooda kala qaxaan Dagaalada ka jira Caasimada iyo Dad xoogsato ah oo Caruurtooda Qaraab uga raadsada Suuqyada Magaalada Muqdisho.