Qeexid

"eeg ku2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

naxwe,

aan cayinnayn / indefinite

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuwo oo kali ah:
  • Sidoo kale wuxuu ka hadlay qoraalo lagu daadiyay Isbitaalka Madiina, isagoo xusay inay ahaayeen kuwo qalal lagu gelinayo shaqaalaha Isbitaalka iyo bukaanada kala duwan ee ku jira, balse aan dhex jalaq loo siin doonin.
  • Bartamihii sanadkii tagay ayuu ahaa markii sidan oo kale ay gudaha u galeen guriga xildhibaan caato oo ka mid ahaa Hogaamiye kooxeedyada muqdisho ay ka soo heleen hub fara badan oo qaarkood ahaa kuwo dhulka lagu aasay.