Qeexid

"eeg keeda1 / teeda1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuweeda oo kali ah:
  • Ilo wareedyo ku sugan Kismaayo ayaa sheegaya in Al-shabaab ay amar ku bixisay in aan magaalada lagu arki karin ciidamo aan kuweeda ahayn iyo gaari dagaal oo aysan lahayn, waxayna kooxahan durba bilaabeen abaabul ciidan oo xoog leh.
  • Ma oga in ay ku furmeen dacwado kuweeda ka sii xanuun badan!