Qeexid

"ld kuwaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

tilmaame naxwe,

tilmaame / demonstrative

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuwaas oo kali ah:
  • Puntland ayaa waxay dagaal la gashay horraantii bishaan ciidammo ka tirsan kuwa Somaliland, kuwaasoo qabsaday Laascaanood ee Gobolka Sool, taasoo caro.
  • Dhowaan ayey aheyd markii dagaal dad rayid ah ku dhinteen uu halkaas ka dhacey kadib markii isku dhac dhexmarey ciidamo Ethiopian ah oo xuduuda degaankaas soo buuxiyey iyo shacabka kuwaasoo ka careysnaa xadka oo gadiid lagu xanibay.