Qeexid

"eeg ka1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

tilmaame naxwe,

tilmaame / demonstrative

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuwa oo kali ah:
  • Inta ka dhageyso codka Axmed Taajir Xuquuqda wareysiga waxaa iska leh warbaahinta Xogta Waa qofkii shanaad ee ka tirsan warbaahinta Muqdishu oo sanadkan lagu dilo Xamar, kuwaas oo kala ah 3 weriye & 2 agaasime.
  • Ayman, ayaa wuxuu ku sheegay in dagaallada Somalia ka socda ay sii socon doonaan tan iyo inta laga saarayo Somalia Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowladda Somalia, kuwaasoo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo dhibaatooyin ka abuuray Somalia.