Qeexid

"Wax qaab kankoonsan leh noqosho."

Qeexid Xigta

Wax meel laysugu keenay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuusan oo kali ah:
  • Kulankaas waxa isna khudbad kuusan ka saydhiyay hoggaanshaha xisbiga Gacma-Dheere oo yidhi inta ragu kala baxay maaha in dawladdu ururo nabnabto.
  • Dhegeystayaal, warkii maanta waa iga intaa, Gabay gaaban oo kuusan ayaanse imika idiin soo daabulayaa, idina waa idinku xamaalka.