Qeexid

"U k.: cid aan war hayn oo meel aad u dhow u fariisasho si loo ogaado xogta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuurgeli oo kali ah:
  • Maxamuud Jaamac Warfaa waxaa kale oo uu sheegay in weli weftigiisu ku gudo-jiro u kuurgelida xaaladda guud ee hawlaha caafimaadka ee gobolka Saaxil iyo cusbitaalka guud ee Berbera.
  • Sheekh Nasiir ayaa yiri” Hada anaga puntland waxaan u nimi sidii aan ugu kuurgeli lahayn sida ugu haboon ee loo caawin karo dadka ay dhibaatooyinka haystaan, si aan warbixin dhab ah ugu gudbino dowladayada”.