Qeexid

"K. ah: qof u kuurgalaya."

Qeexid Xigta

ld kuurgelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuurgal oo kali ah:
  • Ka dib, markii aan arintaan u kuurgalnay, waxaa noo muuqatay in Bille uu u xiran yahay shaqsiyaad gaar ah, arintiisuna la xiriirto naceyb iyo cadiifad qabiil.
  • Safiirka Jabuuti ayaa waxaa sidoo kale la socday laba dhaqtar oo Jabuutiyaan ah, kuwaasoo u kuurgalayay xaaladda caruurta ku jira isbitaalkaas, waxaana safiirku uu sheegay in caruurta aadka u daran ay u qaadi doonaan dalka Jabuuti.