Qeexid

"(-lo, m.l) Iniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka daloola oo inta dun lagu taxo qoorta haweenku ku xirtaan, si ay ugu xarragoodaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuul oo kali ah:
  • Dafcadan oo ka kooban 50 arday, sida loogu talogalay ardayda galeysa sannadkan, waxaa qiyaasta iskuulka wax ku baran kara 200 oo arday sida uu hore wareysi ugu siiyay Haatuf, sarkaal ka shaqeeya SOS.
  • Ardaygaan waxaa uu iswiidhan yimid afar sano ka hor, weligiisna iskuul ma aanu dhigan.