Qeexid

"Fadhi foolxun; yoxoob, kamandhuur."

Qeexid Xigta

ld kuududid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuudud oo kali ah:
  • Kulan la sheegay in l.agu kuududinayo war-sheegyada dalka oo ay isugu yimaadeen caqaar ka mid ah marduufka warboobayaasha dalka ayaa subax dhoweyd ka dhacay dergad ku taala maqaaxida Miim Siim.
  • Kiciweydey ruqadaan kan lihi ‘ kore u qaadayne Karti li’i adoo meel kunbudha ‘ kuudud xumidaada Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?