Qeexid

"ld kitaab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kutub oo kali ah:
  • Erayga Saxafi ama Wariye waxaa loo aqoon jiray kal hore, qofka isaga kaligii macluumaadka ka diyaarsada Kutubta ee aan la kaashanin Macalin.
  • Baybalku wuxuu ka kooban yahay 66 kutub.