Qeexid

"Dhir badan oo aan la dhex mari karin; juq; kayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kush oo kali ah:
  • Kushitic oo lagaga hadlo dalalka geeska Afrika sida, Itoobiya, Jabuuti, Ereteriya iyo degaamada Somalida, waxaana ka mid ah luuqadaha Kushitiga Beja Kushitiga Bari oo kala ah: Galla, Somali, Canfar, Sidaamada bari, Konso, Arbore iyo Geleba.
  • Deeqa:- "Ma xuma, laakin, tallaabadaas ka bilow berri oo Sabti ah, Casarka dheerna aan ku arko adigoo soo kush-kush leh.