Qeexid

(-syo, m.dh) Cad baruur ah oo weyn oo geela dhabarkiisa ka baxa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kurus oo kali ah:
  • Xisbiga UCID, ayaa isna la sheegay inuu ragganimadiisa kala bixinayo oo soo wado kaambayno kurus ah.
  • Cigaal yare, ayaa maalin dhawayd ku luuday Atoobiya, kadib markii burtuur Atoobiya Sarif Sanaawi ku yidhi; “Waar igu soo roor” Cigaal yare, wuxuu dhababaco ku tegay ceelka Cardasababa, halkaas oo si yar oo kurus ah loogu dhaweeyay.