Qeexid

Qori ama jirrid geed oo gaaban oo dhulka ku aasan oo afkiisu soo taaganyahay.

Qeexid Xigta

Laan la gooyey oo intii hartay ay geedka ka soo taagantahay. ld kurtin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kurtun oo kali ah:
  • Waxyaabihii kale oo iyaguna kurtunka ku ahaa horumarinta abaabulka Jaamacadda ayaa uu Prof.
  • Abdullahi Hassan Yusuf (Spima) isla marakaan waxaa la wareegay hadlka mudane Osman Ahmed Ali (Kurtun Waareey) isagoo isla marka ahaan jiray gudoomiyihii hore ee Kurtun Waareey.