Qeexid

"Qalab qaabab badan loo yeelo oo lagu fariisto, lana dhigto guryaha, xafiisyada iwm."

Qeexid Xigta

Goob loogu talaggalay in ay fariistaan mudanayaal la soo doortay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kursi oo kali ah:
  • Madaxweyne C/laahi Yuusuf talada ugumaanay jirin in uu marnaba hogaanka Puntland ka dego iyadoo aanu helin kursi ka sii weyn midka dawlad Goboleedka ee uu ku fadhiyo.
  • Afrika oo ka wer-wersan quwada Nayjeeriya, waxaa laga yaabaa inay kursigooda guddoonka golaha ammaanka xilligan u doortaan Senegal.