Qeexid
Suuqada haweenku dhegaha ku qaataan jaad ka mid ah; dhego; hilgado.
Suuqada haweenku dhegaha ku qaataan jaad ka mid ah; dhego; hilgado.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.dh
Qeexid: Orod booddo ku anbabbaxa oo xawli dheer leh.
Qeexid Xigta: Dagaal aan habeys-nayn oo aan laysu tureyn.
Qeexid Kale: Masaafada u dhexeysa laba qof oo orotameysa oo kala horreeysa. 4. Orgoodka gammaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc cawska ka mid ah oo beeraha waxyeeleeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeneyda aabaha la dhalatay.
Qeexid Xigta: Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.
Qeexid Kale: U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Faras la fuushanyahay oo aan koore saarnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Biyo aan macayn oo culus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm.
Qeexid Xigta: Dulucda qoraal rasmi ah ama dood. ld ulajeeddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax si siman u goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Duco iyo Alla-bari dumarka uurka lihi sameeyaan kolka sidkoodu dhammaad ku dhow dahay; kuraysi; madaxshub; sagaalaysi; tararaysi.
Qeexid Xigta: Buur yar; kood.
Qeexid Kale: Xeero yar oo bunka lagu shubto. 4. Weel qori ah oo qaabka dhiisha loo qoro oo lagu kaydiyo burcadka inta aan la shiilin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Madax; unuun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]