Qeexid

"(-yo, m.dh) Will carruurnimo ka baxay oo aan weli qaangaarin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuray oo kali ah:
  • Shaakir Shirkaan oo siyaasad gabawday Maraykanka ku daandaamiyay oo cirka ula baxay kurayda Maraykanka iyo Ingiriiska u taliya.
  • Soddonnadii qarnigii tegay waxaa magaalada Berbera caan ka noqday nin barbaar ah oo miyiga kuraynimo kaga yimid.