Qeexid

". (-umanaal/-umanyaal, m.l) Tiro ka kooban toban meelood oo min boqol ah; toban boqolaad; “1000”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kun oo kali ah:
  • Sidaa daraadeed iyada oo aan la ballan qaadi karin waxa lagu bedelayo xukunkaas waxa habboon in aan lagu degdegin ridistiisa.
  • Ururka Al-shabaab ayaa ardayda ku amray inay ka qaybgalaan dagaalada lagula jiro DF iyo AMISOM oo ay ku sheegeen jihaad lagu doonayo in dalka looga saaro, goobaha ay ka taliyaana lagu soo rogo Isku xukunka Diinta Islaamka.