Qeexid

. Tiro ka kooban dhowr kun oo la isu geeyay; tiro aad u badan oo aan go'nayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kumaankun oo kali ah:
  • Waxa taa ka sii daran kumaankun dhalinyaro ah oo qaarkood maleeshiyo Somalia ahaayeen oo iyaguna magaalooyinka waaweyn ee Somaliland jooga Hargeisa ha u badnaatee waxa iyana jira oromo aad u fara badan.
  • Kani waa cod hore loo sii duubay oo iskii telefoon ugu dira dadweynaha oo saacaddiiba diraya kumaankun telefoon.