Qeexid

"Meel isugu keenid (nafley)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kulmi oo kali ah:
  • Weftiga KULMIYE markii ay magaalada Burco gaadheen waxay ku degeen hudheelka Negeeye, halkaas oo uu hore u sii deganaa C/raxmaan Axmed Cali, waxaana laga yaabaa inay hogaamiyayaasha KULMIYE maanta dadweynaha reer Burco kala hadlaan fagaaraha khayriyadda.
  • Booliska magaalada Burco ayaa shalay xabsiga u taxaabay Wariyaha TV-ga Universal ee Gobolka Togdheer kaasoo warbixino ka qabanayey shirka golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.