Qeexid

"(-do, m.l) Qeyb ka mid ah Jaamacad oo lagu barto cilmi gaar ah sida sharciga, daawada iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kulliyad oo kali ah:
  • Jeneraal Bagadi wuxuu ciidanka XDS ku soo biiray sannadkii 1960kii oo ah markii la asaasay XDS isagoo waxbarasho loogu diray kana soo qalin jebiyay Kulliyadda Ciidammada ee dalkaa Masar.
  • Waxaan kale oo aanu warbixin ka siinaa jaamacaddaha, kulliyaddaha iyo shaqo bixiyayaashaba qaabka loo maro si waxbarasho dal shisheeye looga aqoonsado dalka Iswiidan.