Qeexid

"Geed abaareed dheer oo qodxo, qori adag iyo miro macaan oo la cuno leh; dhirta daawada laga sameeyana ka mid ah. ld shillan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kullan oo kali ah:
  • Cawaale Cali Kullane inta uu Safiirka cusub howshiida la wareegayo, iyadoo Magacaabidda safiirkan cusub ayaa waxay dowladda Soomaaliya ku sheegtay inay tahay mid ay ku xoojinayso xiriirka saaxiibtinimo ee u dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha.
  • Xuseen ayaa ka hadlayay kullan ka dhacay xarunta Minneapolis convention center oo ay Bulshada Soomaalida ah ee magaalada Minneapolis ay lacago ugu ururinayeen dadka Somaliyeed ee dhibatooyinka ay kasoo gaareen dagaalada ka socda magaalada Muqdisho.