Qeexid
(-do, m.dh) Koofiyad askareed.
(-do, m.dh) Koofiyad askareed.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Geed abaareed dheer oo qodxo, qori adag iyo miro macaan oo la cuno leh; dhirta daawada laga sameeyana ka mid ah. ld shillan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gan qaroofsan oo wixii culus la suro oo kor loogu qaado.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah tarashka maryaha dacalladooda lagu sameeyo oo sawirro leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qeyb ka mid ah Jaamacad oo lagu barto cilmi gaar ah sida sharciga, daawada iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xiddo weyn oo ballaaran.
Qeexid Xigta: Marada xiddadaas leh lafteeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kuulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fiis.) Summad: C. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu sare u qaado heerkulka walax hal digrii kelfin (IK) ama 1° C. Kulqaadka waxaa lagu cabbiraa. Juul halkii kelfin (J/K).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Hooy jiif iyo cunto leh oo arday wax ku barato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Dad meel isugu imaansho ama ku shirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -laa, -layd
Qeexid: Wax kul leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof xanaaq badan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Meel isugu keenid (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (xis.) Urur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Bar maguuraan ah oo la yiraahdo unugga iyo xarriiqyo maguuraan ah oo la yiraahdo dhidibbo ayaa tixraac ahaan loo adeeg-sadaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-ammo, m.dh) Isu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]